Halkan Ka Daawo-Muxuu Yahay Bandhig Faneedka Uu Xalay Qabtay Abwaan C.raxmaan Abees Ee lagu Xidhay Maanta.

Hargeisa(GNN):-Xadhiga Abwaan C,raxmaan Abees Ayaa Ka Danbaysay kadib Markii uu Habeenkii Xalay ku Qabtay hotel maansoor ee magaalada Hargeisa Bandhig Faneedka hal ka Dheh oo uu Inta Badan Kagaga Hadlay Dhibaatooyinka ka Jira Saldhigyada iyo Xafiisyada Dawlada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warka Iyo Gabayada Loo Haysto.