OGAYSIIS Ku Socda Bulshada Ka Soo Jeeda Gobalka Gabiley ee Ku Dhaqan Magaalada LONDON iyo Nawaaxigeeda ee Dalka Ingiriiska
Waxaan ogaysiinanaa dhamaan dadwaynaha ku nool magaalada LONDON iyo agagaarkeeda in aan samaynay Urur Aaska Xabaalaha oo la yidhaa ( Alxaq society) Ururkaasi oo ay iska leeyihiin Dadwaynaha ka soo jeeda G. Gabiley ee ku nool London iyo agagaarkeeda . Kala soo xidhiidh: Xaashi Jaamac : +44 7535 360111
Cumar Aadan Muxumed: +44 7846 754561
Ismaaciil Xasan Warsame: +447903059097.
Hodan Cabdi: +44 7930 384906
Foosiya Caydiid: +44 7533 270391
Ururku waxa uu leeyahay Accound loogu tala galay lacagta Aaska in lagu ururiyo.