Ramaax Oo Ka Hadley Sababihii Xilka Looga Qaadey Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga UCID + [ Muuqaal ]

Hargeysa  (GNN):- Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga UCID Maxamuud Saleebaan Cali Ramaax ayaa waxaa uu ka Hadley sababihii uu xilka uga qaadey xisbiga UCID , gudoomiye ku xigeenkii xisbigaasi Md Ramaax ayaa sheegay in Gudoomiye Buuni  uu sirihii xisbiga UCID uu faah faahiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET