” Wasiir Hinda Gaani Shaqadeedii Ayaa Lagu Aamini Waayey ..” Xisbiga Waddani + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhame ayaa waxaa uu dhalinyarada reer Somaliland  ka raali galiyey hadalo dhawaan ka soo yeedhay wasiirka shaqada iyoa arimaha bulshada .Gudoomiye Dhamme ayaa sheegay in Wasiir Hinda Gaani shaqadii ay qaranka u haysay qeyb ka mid ah lagu aamini waayey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET