Daawo Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Diblomaasiyadeed Ee Soomaaliya Iyo Kenya

Hargeysa (GNN):- Guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda ee golaha wakiillada Somaliland Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe ayaa waxa uu ka hadlay khilaafka ka dhex qarxay dalalka Soomaaliya iyo Kenya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET