Hargeisa(GNN):-Qaybaha kala Duwan ee Bulshada u hadasha Dadka Liita iyo Darbijiifka Ayaa Si Kulul Talaabo Foolxumo iyo Boog Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Ku Tilmaamy Xukun Dhawaan lagu Riday Dhalinyaro Caruur Darbi jiifa oo 20 Ka Badan Kuwaas oo Sida ay Ku Cawdeen Cabasho baahiyeed La Hortagay Wasaarada Shaqada iyo Bulshada Somaliland.