Halkan Ka Dhegayso Waraysi Aqoonyahan Ismaaciil Qodax Oo Si Qotodheer Uga Waramay Siyaasada Gobolka Somaalida Ethiopia.

Hargeisa(GNN):-Aqoonyahan ismaaciil Qodax Oo kamida aqoonyahanka kasoo jeeda deegaanka somaalida ethiopia una dhuun daloola siyaasada gobolka iyo geeska africa ayaa si xeeldheer uga faalooday siyaasada gobolka somaalida ethiopia iyo isbedelada ka socoda.
Halkan Hoose Ka Dhegayso Waraysigan Oo Dhammaystiran.