Hargeisa(GNN):-Wasiirka maaliyada Somaliland ayaa waxaa uu faahfaahin iyo sharaxaad dheeri ah ka bixiyey Distoorka Somaliland isla markaana waxaa uu sheegay in dalka kaliya aduunka ee aan Distoor laheynย in uu yahay dalka Ingiriiska.
Daawo-Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Qiimaha Dastuurka Qaranka Jsl iyo Dalalka aan Lahayn Distoor.















