Halkan Ka Daawo-Faysal Cali Waraabe Oo Arrimo Badan Soo Bandhigay Eedeymona U Jeediyey Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde.

Halkan Ka Daawo-Faysal Cali Waraabe Oo Arrimo Badan Soo Bandhigay Eedeymona U Jeediyey Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde.
Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaayey dood lagu falanqeynaayey qaabkii loo furi lahaa Distoorka dalka ayaa waxaa uu edeymo u jeediyey gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Jirde iyo gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro