Daawo: Qaakii Madaarka Hargaysa Loogu Soo Dhaweeyay Weftiga Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria + SAWIRO

Ugu horrayn waxa weftiga gegida caalamiga ah ee Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wasiirrada arrimaha dibadda iyo horumarinta maaliyadda Somaliland, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Fara-toon) iyo Sacad Cali Shire, waxana ay usoo gelbiyeen dhinaca qasriga madaxtooyada, halkaas oo si diirran  uu ugu qaabilay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi.

      

Wa-bilaahi Tawfiiq