Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax gaadhi oo daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho
Qaraxa ayaa ka dhacay bar Koontorool oo ku taal Tiyaatarka qaranka kuna dhegan taalada Xaawo-taako
HALKAN HOOSE KAD AAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/Ku-OXuKwOLQ
Dad goob googayaal ah ayaa xaqiijiyay in qaraxu uu ka dhacay Koontoroolka lagu baadho gaadiidka taga madaxtooyada
waxaana la sheegay in gaadhiga qarxay uu ku jiray laynka lagu hubinayay gaadiidka oo ciidanka ilaalada Madaxtooyadu ay gaadiidka ku baaqaan.
GABILEY.NET