Daawo Dawlada Hoose Ee Degmada Wajaale Oo Bilawday Biyo Xidheeno Digniina Siisay Ganacsada Iyo Bulshada Magaalada

Wajaale(GNN)Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmada Wajaale Iyagoo Ahmiyada Koobaad Siinaya Badqabka Bulshada Waxey Bilaabeen Dadaalo Dheerada Oo Lagaga Hortagayo Dhibaatada Ka Dhalan Karta Roobabka Guga Ee Ka Da,Aya Magaalada Wajaale Ee Gobolka Gabiley,Dawlada Hoose Ee Wajaale Oo Soo iibsatay Cagaf Ayaa Sameynasa Biyo Xidheeno Si Daadadka Iyo Biyaha Soo Fatahaya Looga Badbaadiyo Bulshada,
HALKAN HOOSE KAD AAWO MUUQAALKA

Gudoomiyaha Degmada Wajaale Xaashi maxamuud Cabdi Ayaa Tilmaamay In Ay Ka Go,antahay Ka Maamul Ahaan In Ay Ka Hortagaan Dhibaato Kasta Oo Ka Dhalan Karta Daadadka Madama Lagu Jirobuu Xili Rooabadkii,Wuxu Sido Kale Digniin Udiray In Bulshada Iyo Ganacsatadu Aanay Qashinka Raacin Daadadka Oo Ay Ilaaliyaan Badqabka Deegaanka Iyo Nadaafada Wuxuna Yidhi.

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET