Daawo-Dib u Milicso Balanqaadyadii Beenta ahaa ee Wakhtigii ay Ololaha Ku Jireen Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa, iyo Fashilka Ku Yimid.

Hargeisa(GNN):-Daawo-Dib u Milicso Balanqaadyadii Beenta ahaa ee Wakhtigii ay Ololaha Ku Jireen Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa, iyo Fashilka Ku Yimid.

Xildhibaanada golaha deegaanka caasimada hargeisa ayaa wakhtigii ay ololaha doorashada ku jireen bulshada ka codsaday inay codkooda ku doortan islamarkaana ay fulin doonaan balanqaadyo tiro badan oo badankooda aaney jirin wax ka hirgalay iyadoo wakhtigana ay ku jiraan wakhti uu ka dhammaaday muddo xiloodkoodii loo doortay.

Halkan Ka Daawo Hordhac Barnaamij Ku Saabsan Siday ugu Fashilmeen Wixii ay Bulshada u Balan Qaadeen.