Halkan Ka Daawo-Maayerka Hargeysa oo Hadhimo ku Maamuusay Madax-dhaqameedkii Ka Socoday Barriga Gobolka Sanaag.

Maayerka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco”, ayaa maanta hadhimo sharafeed u sameeeyay Madax-dhaqameedka ka yimi bariga gobolka Sanaag oo mudooyinkii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Hargeysa.

 

Munaasibadan hadhimo sharafeedka oo ka dhacday huteel Guleed ee magaalada Hargeysa, waxa ka soo qayb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumada, Salaadiin iyo Siyaasiyiin magac ku leh Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka