Maamulka Shirkada Gaafane Waxay Hambalyo Meher Udirayaan Axmed Xasan Cumar Iyo Nimco Sayid Oo Meherkooda Ka Dhacay Hargaysa.

Hambalyo Hambalyo Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax.Gob iyo Nasabaa Is helay

Dhamaan Maamulka, masuuliyiinta iyo shaqaale waynaha Shirkada Gaafane Company  Waxay dhambaal  hambalyo Meher ah udirayaan Mudane Axmed Xasan Cumar Iyo Marwadiisa Nimco Sayid Axmed oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargaysa gaar masaajidka Cumar Cismaan Maalintii Khamiistii Ee Bishu Ahayd  11-04-2019.

Sidoo kale waxaa qoyskan cusub hambalyo taalamida hawada umarinaya!

Xasan cali aadan

Muuse mawliid Aw Nuux

Sacad Xaaji Maxamuud Gadhle

Yuusuf Jaamac Xirsi iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.

Xuseen maygaag iyo xaaskiisa

Axmed Almis iyo Xaaskiisa .

Waxaan Allah uga baryayaa inay noqdaan labdii isku waara ubad khayr qabana kala hela.

Waxa idiinku ducaynayaa Ducadii Nebiga SCW باركماالله لكم وبارك       عليكم وجمع بينكما في الخي