Prof Samater Oo Taageero U Muujiyey Hadal Uu Hogaamiye Xirsi Sheegay , Shuruud-na Ku Xidhay Wasiir Uu Somaliland Ka Noqdo + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN);- Prof Axmed Ismaciil Samater ayaa waxa auu taageero u muujiyey hadal uu dhawaan Dood ka sheegay Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan kaas oo ahaa in aaney Somaliland kas banin hal dal oo saxiib la ah mudadii 28 sanno ah ee ay jirtay , waxaana hadalkaasi ku tilmaamay Prof Samater mid xaqiiq ah Sidoo kale Prof Samater ayaa waxaa uu shuruud ku xidhay in uu wasiirka arimaha dibada Somaliland Noqdo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/vx32WJ0cf4Y

GABILEY.NET

Exit mobile version