Tacsi Tiiraanyoleh Cuqaasha Iyo Saladiinta Gobolka Gabiley Oo Tacsi Udiray Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Nuur Cabdilahi Waceys(Diifoo)

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

Dhamaan Uqaasha Salaadiinta Odayaasha Aqoonyahanka Waxgaradka Dhalinyarada Masuuliyiinta Gobolka Iyo  Degmada Iyo Dhamaan Qaybaha Bulshada Gobolka Gabiley,Waxey Si Wada Jira Tacsi Tiiraanyoleh Udirayaan Marxuum Nuur Cabdilaahi Waceys(Diifoo)Oo Malintii Jimcaha Bishuna Ku Beegneyd 19 Abril 2019 Ku Geeriyooday Magaalada Gabiley,

Uqaashan Oo Kala Ah

Aaqil Maxamed Qawdhan

Jiif Dayib Cabdi Ciidle

Oday Cali Faarax (Cali Fayaan)

Xaashi Cismaan Doolaal

Amiin Muuse Xirsi

Cabdi Aw Cumer

Cabdi Muxumed Baadil(Cabdi Biid)

Aaqil Geydh Cige

Aaqil Canbe

Aaqil Maxamed Axmed Ismaacil(Gunti Buur)

Aaqil Maxamed Xasan Caynaashe(Sandheere)

Aaqil Maxamud Maxamed Baxar

Dhamaan Dadkaasi Iyo Kuwo Kale Oo Aan Qoraal Lagusoo Koobi Karin Waxey Tacsi Tiiraanyoleh Udirayaan Qoyskii Qaraabadii Asxaabtii Iyo Dhamaan Eheladii Marxuumku Ka Baxay,Waxeyna Illaahay Marxuumka Uga Baryeen Inuu Janooyinkiisa Ku Casuumo Kitaabkiisana Midigta Uga DHiibo.Waxeyna Ehelkii Qaraabadii Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuumku Illaahay Uga Baryeen Inuu Ka Siiyo Samir Saadiqa AaMmiin Aamiin Aamiin

Inaa Lilaahi Wa Ina Ilayhi Raajacuun