Hargeysa(GNN):-Xukuumada somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay inay xoriyadooda u celisay qaar ka mid ah maxaabiistii maamulka Puntland lagaga qabsaday dagaaladii ugu dambeeyey.
Madaxweynaha somaliland ayaa fuliyey balanqaadkaas oo uu ku soo bandhigay khudbadii uu jeediyey xuska 18-ka May, iyada oo maantana si rasmi ah loo fuliyey.
Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada 14 Ka Mid Ah Maxaabiista La Sii Daayey
1) Cabdi-naasir Cismaan Cali
2) Cabdi-nuur Maxamed Cabdulle
3) Maxamed Siciid Yuusuf
4) Cali Faarax Aadan
5) Maxamed Cabdi Caynab
6) Cabdi-xaafid Cabdillaahi Xalane
7) Xuseen Siciid Warsame
8) Cabdi-naasir Maxamed Nuur
9) Maxamed Abshir Aadan
10) Ibraahin Xasan Salaad
11) Axmed Maxamed Axmed
12) Siciid Ducaale Cali
13) Mahad Nuur Cali
14) Faarax Maxamed Cabdi.