“ Ciro Wuu Mudan Yahay Inuu Dalkan Madaxweyne Ka Noqdo Waana Aan La Jecelahay , Waanu Noqon Doonaa ..” Gudoomiye Xinif + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Guddoomiyaha Hay’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif), ayaa si weyn u ammaanay guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Gudoomiye Xinif ayaa sheegay in uu shaqsi ahaan la jecel yahay inuu Ciro dalkan madaxweyne ka noqdo hadii uu eebe SWT qadaro-na mar uun ka noqon doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET