Daawo:- Maayerka Magalada Gabiley Oo Ku Dhawaaqay In Ardayga Ku Guuleysta Tartanka Quraanka La Siinayo Gaadhi Cusub

Gabiley(GNN)Maayerka Magalada Gabiley Oo Ku Dhawaaqay In Ardayga Ku Guuleysta Tartanka Quraanka La Siinayo Gaadhi Cusub,Sido Kale Maayer Maxamed Amiin Ayaa Doorkan Mideeyay Masaajidada Magaalada Wuxuna Ku Guuleystay Masjid Jaamaca Gabiley In  Lagu Qabto Tartanka Quraanka Kariimka Ah,

Maayerka Magaalada Gabiley Ayaa Sido Kale Baaqyo udiray Bulshada Gabiley Sidii Ay U Ilaalin Lahaayeen Bilicda Magaalada.Isago Maayerku Ugu Danbeyntii Ka Hadlay Qaabkii Laysku Waafajin Lahaa Bisha Rabadaan Iyo Maalinta Qaran Ee Xuska 18Ka May,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET