DAAWO; Raysal Wasaaraha Dalka Findland Oo ka Qaybgaley Xuska 18may Oo Lagu Qabtey Caasimada Dalkiisa,

Filand(GNN):-Raysal wasaaraha dalka filand ayaa marki uhoraysay kala qaybaglay xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may kaasi oo ka dhacday caasimada filand ee helshik .

Waxaana ugu horay munaasibad hadalo ka jeedisay safiirka Somaliland ee dalka filand saamiya muuse oo iyadu ahayd qofka isku soo tuba riday munaasibadan balaadhan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;