Shaqo Qaran Waa Shay Cajiiba Oo Loo Bogay

Runtii waxa weyn ee lagu faano waa in dhalintii in badan oo ka mida loo direy

shaqo qaran,taas oo ku suntay guullo badan oo ay soo hoysey xukuumadani.shaqo qaran waa mid aad loogu baahnaa waana mid ay tahay in sannad waliba lasii xoojiyo oo qaybo badan laga dhigo.dhalintii in badan bilaa camalka ahayd hadda waxa ay ku faraxsanyihiin shaqada qaran waxana aan jeclaan lahaa in lahaa in lakala dooransiiyo qaybaha kala duduwan ee rabitaankooda.shaqo qarran waa mid aad loogu baahnaa dawladan ay aad ugu amaanantahay in badan waxaad mooda in waxbadan oo wanaagsan horo loogu socdo alla somaliland ha dhowro mar Marwalba Iyo Xili Walba
hamse riraash
hamseriraash@hotmail.com