Shirka Korontada Ee SOMPOWER Oo War Soo Saartey , Kana Hadashey 2 Qof Oo Xalay Dab Qabsadey Roobabkii Hargeysa Ka Da,ay + [ Muuqaal ]

Hargeysa  (GNN):- Masuulyiinta ugu sar sareeya shirkada SOMPOWER oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxaa ay shacabka ugu baaqeen inay ay laydhka ka feejig-naadaan xiliyada uu roobku Da,aayo  oo waxii dhib ah ee ay arkaana ay ka soo wacaan telefoonka 2033 laba shirkadood ee SOMTEL iyo Telesom- na laga soo waci karo Sidoo kale shirkada ayaa waxaa ay  tacsi u dirtay dadkii xalay ku dhintey roobabkii Hargeysa ka da,ay gaar ahaan laba qof oo Laydh ku dhegay waxaana ay sheegen ka shirkad ahaan  ay dadkaas xaqooda bixinayaan oo ay iminka ba ay xabaalo qodkii bixiyeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/PoofzZ3LFA0

GABILEY.NET