Soomaali U Tartameysa Baarlamanka Yurub

Dalalka Midowga Yurub waxaa maanta ka bilowday doorashada xubanaha baarlamaanka Midowga Yurub.

Waxaa aad loo hadal hayaa in xisbiyada dhinaca midigta fog jira ee neceb dadka soo galootiga ah ay kuraas badan heli karaan doorashada.

Musharrixiinta u tartamaya baarlamaanka Midowga Yurub waxaa ku jira Soomaali ka ordaysa waddamada Sweden iyo Talyaaniga.

GABILEY.NET