Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Xirsi , Ismaciil Yare Iyo Xil . Xussen Axmed Ceydiid + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Wasiirka Horumarinta Gadiidka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxaa uu warbaahinta jawaab   u mariyey siyaasiyiinta Xirsi Cali Xaaji Xassan , Ismaciil Yare Iyo Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo shalay xukuumada eedeymo culus u jeediyey

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET