Xukuumada Somaliland Maxay Ka Tiri Shirkii Uu Ku Baaqay Boqor Buur-Madow + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Waftigii ka socdey xisbiyada UCID iyo Kulmiye ee safarka ugu maqnaa dalka Kenya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey waxaana ay ka war bixiyeen ujeedka safarkooda Warbaahinta ayaa halkaasi su,aalo ku weydiisay masuulyiintan ,  waxaana wasiir Maxamed wax laga weydiiyey sida ay xukuumad ahaan u arkaan  Shirkii Uu Ku Baaqay Boqor Buur-Madow.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/AjaDn0pqf7w

GABILEY.NET