Daawo-Afhayeenkii Hore Madaxtooyada Jsl Oo Farta Ku Fiiqay Sababta Ay Maamulka Dawlada Farmaajo uga Warwareegayaan Wada-haddal ay La Furaan Somaliland

Hargeisa(GNN):-Eng Xuseen Aadan Cige Deyr oo hore xilal kala duwan oo ay kamid ahaayeen wasiirkii wasaarada ganacsiga iyo Afhayeenkii Madaxtooyada somaliland usoo qabtay ayaa waraysi uu maanta siiyey Telefishanka Somali Cable Kagaga waramay arrimo badan oo ku saabsan xaalada guud ee dalka iyo sababaha inta badan ay dawlada somalia ee maamulo madaxweyne farmaajo ay uga warwareegayso wada-hadal toos ah oo ay la furto Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland.

Halkan Hoose ka Daawo Waraysiga Oo Dhammaystiran.