Daawo :-Kumanaan Qof Oo Shacabka Reer Wajaale Ah Ayaa Saaka Aroortii usoo Jarmaday Oogida Tukashada Salaada Ciidul Fidriga,

Wajaale(GNN)Iyadoo Maanta Ay Ku Beegan Tahay Maalinta Ciidul Fidriga Ayaa Wax Laga Dareemayaa Caalamul Islmaamka Dhaqdhaqaaqyo Xoogan oo Loogu Dabaaal Degayo Munaasibada Ciidul Fidriga,Magaalada Wajaale Ee Gobolka Gabiley Kumanaan Iyo Boqolaal Shacabka Reer Wajaale Ah Ayaa Saaka Aroortii  Usoo Dareeray Waajibaadka Oogida Tukashada Salaada Ee  Ciidul Fidriga,Shacabka Mgaaalada Wajaale Waxa Tukashada Salaada Ciida Kala Soo Qeybgalay Maamulka Degmada Culimada Magaalada Iyo Masuliyiinta Gudida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista  Ee Magaalada,Shacabka Magaalada Wajaale Ayaa Laga Dareemayay Farxad Reyneryn Iyo Damaashaad Ay Ayku Qaabileen Maalinta Ciidul Faraxa,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Waxana Bulshada La Hadlay Masuuliyiinta Ugu Sareysa Maamulka Wajaale Iyo Culimada Magaalada, Waxeyna Shacabka Illaahay Uga Baryeen In Acmaashii  Iyo Xasanaadkii Ay Soo Guteen Bishii Rabadaan Illaahay Ka Aqbalo,Sanadka Sanadkiisana Bash Bash Iyo Barwaaqo Ayku Gaadhaan,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

WAJAALE OFFICE