Daawo-Shir Balaadhan Oo lagaga Hadlayey Guulaha Uu Gaadhay Qaranka Jsl 28 Sano Oo Lagu Qabtay Dalka France.

Daawo-Shirkan Balaadhan Oo lagaga Hadlayey Guulaha Uu Gaadhay Qaranka Jsl 28 Sano Oo Lagu Qabtay Xarunta Golaha Guurtuda  Dalka France, Waxaana munaasibadaasi kasoo qayb galay Madaxweynihii hore Qaranka Jsl Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Siyaasiyiin Kale.