Daawo :-Shirkada Dhismaha Ee Nuux Ayaa Xaflad Mahadnaqa Gabiley Ugu Qabatay Kooxda Kubada Cagta Ee Ku Ciyaaraysay Magacade.

Gabiley(GNN)Shirkada Dhismaha Ee Nuux Ayaa Munaasibad Dhiirigalin Iyo Mahadnaqa Magaalada Gabiley Ugu Qabatay Kooxda Gaashaan Ee Ku Ciyaaraysay Magaca SHirkadaasi,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET