Dawlada Sweden Oo Xayiraaddii ka Qaaday Dhul Ay Hore Uga Digtay In Dadkoodu Ku Safraan iyo Safiirka Somaliland U Fadhiya Oo Ka Waramay.

Dawlada Sweden Oo Xayiraaddii ka Qaaday Dhul Ay Hore Uga Digtay In Dadkoodu Ku Safraan iyo Safiirka Somaliland U Fadhiya Oo Ka Waramay.

Safiirka Dalka Jamhuuriyada Somaliland U fadhiya dalka sweden Amb Sakariye Xassan Wacays Oo Warbaahinta Kula Hadlay Xafiiska Safaarada Somaliland ku leedahay Dalkaasi Ayaa Ka waramay Dadaalka ay ka galeen arrintaasi iyo guulaha la taaban karo ee ay ka gaadheen horumarinta qaranka Jsl.

Exit mobile version