Halkan Ka Daawo-Doorka Ay Ku Lahayd Shirkada Caalamiga ah ee Dahabshiil Group Bandhiga Carwada Baananka Oo Lagu Qabtay Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Shirkada Dahabshiil Group oo kamida shirkadaha ugu waaweyn ee dalka somaliland kana shaqeeya guud ahaan dalalka dibada ayaa door laxaad leh ka qaadatay bandhig carweed cusub oo baananka ah oo lagu qabtay gudaha caasimadaha hargeisa.

Waxaana Shirkada Dahabshiil Group oo ah Shirkada ugu weyn ee Dhinaca Baananka dunida halkaasi ay kusoo bandhigtay Shirkadu Doorka waxqabad ee dhinaca Bankingka iyo adeegyada kale ee ay bixiyaan Shirkadaha dahabhsiil iyo Somtel.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Masuuliyiinta Shirkada Oo Ka Waramay.

Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network.

 

 

Exit mobile version