Halkan Ka Daawo-Duqa Caasimada Hargeisa Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Buundooyin Biriijyo laga Hirgaliyey Degmada Maxamuud Haybe.

Hargeisa(GNN):-Halkan Ka Daawo-Duqa Caasimada Hargeisa Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Buundooyin Biriijyo laga Hirgaliyey Degmada Maxamuud Haybe.

Waxaana Xadhig Ka Jarka buundooyinkan ku wehelinayey maayirka caasimada hargeisa C,raxmaan maxamuud Caydiid Soltelco Xubno kamida golaha deegaanka iyo maamulka degmadaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkaasi.