Shirkada Ugu Weyn Arrimaha Caymiska Somaliland Oo Wacdaro Layaab Leh Kusoo Bandhigay Carawada Baananaka Dalka Oo Hargeisa Lagu Qabtay.

Hargeisa(GNN):-Shirkada Ugu Weyn Arrimaha Caymiska Somaliland Oo Wacdaro Layaab Leh Kusoo Bandhigay Carawada Baananaka Dalka Oo Hargeisa Lagu Qabtay.

Shirkada Caymiska ugu Weyn Dalka Somaliladn ee lagu Magacaabo Takaful oo bixisa adeegyada dhinaca caymiska somaliland ayaa wacdaro layaab leh kusoo bandhigatay carwada baananka somaliland oo maanta dalka laga daah furay.

Waxaana halkaasi faahfaahin dheer ka siiyey warbaahinta madaxabanaan Gudoomiyaha Shirkada Takaful Cumar Xuseen Cumar Xaashi.

Halkan hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkaasi.