Somaliland-Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dalka Oo Guud Ahaan Kusoo Dhammaaday Nabad Galyo,+Madaxda Wasaarada Waxbarashada iyo Xafiiska Imtixaanaadka Oo ka Warbixiyey.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Maanta Guud ahaa dalka somaliland si nabad galyo ah kusoo gabogaboobay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dalka oo u socoday ardayda dugsiyada sare iyo dugsiyada hoose dhexe ee dalka kaas oo Si xoogan ay heegan ugu jireen todobaadkii u danbeeyey masuuliyiinta wasaarada waxbarashada somaliland.

Halkan Ka Daawo Faahfaahinta Warkaasi.