Somaliland-Xayawaanka Duurjoogta ah ee Dadka Lagu Soo Qabtay Oo Loo Dhoofinayo Dalalka Dibeda..Khabiir Ka Waramay Arrintaasi.

Hargeisa(GNN):-Wallow ay Jireen talaabooyin ku taxaluqa dhinaca ilaalinta duurjoogta iyo sidii aan bulshadu uga ganacsan lahayn haddana waxa jira warar sheegaya in duurjoogtii lagu soo qabqabtay dadka ee lagu hayey gudaha caasimada hargeisa wakhtigan la doonayo in loo qaado meel dalka ka baxsan, sidaana waxaa warbaahinta uga waramay khabiir isagu isku xilqaamay ilaalinta la socodka Duurjoogta dalka ku nool.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/d9MFbk-AXvw