Wasiir Caateeye Fariid Oo Madaxweyne Biixi Uga Mahad Celiyey In Isagoo Da,a Yar Uu Ka Dhigay Wasiirka Wasaaradaha Cadaalada Iyo Gaashandhiga + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):-    Wasiirka wasaarada Gaashandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi  Cabdi uga mahad celiyey in isaga oo da,a yar uu ka dhigay isla markaana u gartey inuu noqdo wasiirka wasaaraha Cadaalada oo uu hore wasiir uga soo noqdey iyo Wasaarada Gaashandhiga oo uu hada wasiir ka yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET