Daawo :-Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Xaafadaha New Gabiley Iyo 18Ka May Ka Fulisay Hawlgal Lagu Jarayo Geedka Garanwaaga

Gabiley(GNN)Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Xaafadaha New Gabiley Iyo 18Ka May Ka Fulisay Hawlgal Lagu Jarayo Geedka Garanwaaga Oo DHibaato Ku Haya Bulshada Magaalada,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET