Daawo-Muwaadiniin Reer Somaliland Oo Dalka Ka Hirgaliyey Warshadii ugu Horeysay ee Soosaaraysa Daqiiqda.

Hargeisa(GNN):-Muwaadiniin Reer Somaliland ah oo isku tagay ayaa dalka ka hirgaliyey Warshadii ugu horeysay ee Soosaaraysa Daqiiqda oo Lagu Magacaabo Boodhari Mills.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Barnaamij Uu Ka Diyaariyey Saxafi C.salaan Hereri.