Deg Deg Gabilay : A Ayaa Loo Aqoonsaday Waxeyna Yeelanasa 13 Xildhibaan Hargeysa Waxey Yeelanasaa 17 Xildhibaan

Hargeysa(GNN)Xildhibaanada degmada  ee Hargeysa hadda laga bilaabo waxa ay noqon doonaan 17 xubnood.

Burco, Gabilay, Berbera, Ceerigabo, Laascaanood iyo Booramana  Waxey Noqond Doonaan 13 xubnood.

Sido Kale Waxa La Ansixiyay Degmooyinkan

Gabilay : A
Balli-gubadle : C
Caynaba : C
Taleex : C
golaha wakiillada ayaa maanta ansixiyay derajooyinka magaalooyinkan.