Deg-Xildhibaanada Dawladda Federaalka Somalia oo Caddeeyay in aanay Dawladda Somalia Shaqo Ku Lahayn sii Daynta Markabkii Xoolaha Somaliland.

Muqdisho(GNN):-Xildhibaanada dawladda federaalka Somalia oo caddeeyay in aanay dawladda Somalia shaqo Ku lahayn sii daynta markabkii xoolaha Somaliland balse dawladda Saudi Arabia iskeed u sii daysay, Sidoo kale waxay Ku tilmaameen Shaqsiyaadka uu madaxweyne farmaajo ku magacaabay gudida dhexdhexaadinta Wadahadalada Somaliland iyo Somalia oo ay ku Sheegeen Inay Yihiin kuwii ugu Necbaa Qaranka Somaliland.

Halkan Ka Daawo Dhawaaqa Xildhibaanadan Maanta Xaqiiqada Ka Waramay.