Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Somaliland Oo Shaaciyay Shirkadaha Kukala Guuleystay Qandaraasyo Dhawaan La Shaaciyey.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiye Nuux Maxamed Xuseen Oo Maanta Xafiiskiisa Kula Hadlay Warbaahinta ayaa Soo bandhigay Shirkadaha ku kala guuleystay mashruucyo dhismayaal u badan oo dhawaan ay Gudidu Shaacisay qandaraaskooda, kuwaas oo ay kala saaris iyo qiimayn kadib markii ay ku sameeyeen shirkadihii soo xeraystay codsiyada Maanta  Shaaciyey shirkadaha Kusoo baxay Fulinta Qandaraasyadaasi.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faahfaahsan.

 

Exit mobile version