Somaliland Farsamo Ahaan Diyaar Ma u Tahay Wada-hadalada Somalia,Caqabadaha Hortaagan Doorashooyinka,Waraysi Hogaankii Hore Dallada Sonsaf.

London(GNN):-Waraysi Qotodheer oo lala yeeshay masuul Ka socoday dallada ururada aan dawliga ahayn ee sonsaf Mustafe Sacad Dhinbiil oo hore u ahaa Gudoomiyaha Hay’adaasi ayaa Si Faahfaahsan uga waramay Maraaxilka dhabta ah ee Wadahadallada Dawlada Somaliland iyo Dawlada Somalia.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Barnaamijkan oo Dhammaystiran.