Hambalyo Meher Wacan “Aqal-galkiina ku gaadha bash bash iyo Barwaaqo”

Tifaftiraha guud ee Wargeyska Hubaal Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keef-keef) Tifaftiraha guud ee Wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Tifaftiraha guud ee Wargeyska Geeska Afrika Maxamed Xuseen Jaamac (Raamboo) Tifaftiraha guud ee Wargeyska Saxansaxo Saleebaan Ibraahim Xaashi, Tifaftiraha guud ee Wargeyska Hubsad Siciid Khaddar aw-Cabdillaahi, Tifaftiraha guud ee Wargeyska Himilo Madar Axmed Cabdi,

————————————————————————————————————

Rashiid Nuur Wacays, Xaasaskiisa iyo Caruurihiisa,Cigaal Cismaan Almis, Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa, Xaashi Cabdillaahi Rooble Xaasaskiisa iyo caruurtiisa,  Cabdillaahi Faarax Tubeec Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Siciid Khaddar aw-Cabdillaahi Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Cabdiwahaab Maxamed Mawliid Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Barkhad Muxumed Cumar (Barkhad-ladiif) Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Yuusuf Jaamac Xirsi, Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Nagiib Cabdillaahi Collaad Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Mustafe Cabdi Cali (Kalshaale) Xaaskiisa iyo caruurtiisa, C/fataax Axmed Cismaan (ilka case) Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Axmed Maxamed Ceelaabe (Kayd) Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, C/shakuur Haybe Maxamed xaaskiisa iyo caruurtiisa, C/fataax Ismaaciil Mursal xaaskiisa iyo caruurtiisa, Cabdicasiis Cali Nuur xaaskiisa iyo caruurtiisa, Mustafe Aden Tahar xaaskiisa iyo caruurtiisa, Khadar iid Kaariye Xaaskiisa iyo caruurtiisa

———————————————————————————————————–

Dhammaan Masuuliyiinta Wargeysyadaasi iyo asxaabtaasi waxay hambalyo, bogaadin iyo ducaba u dirayaan Meherka

Axmed Cismaan Almis

iyo

Marwo Hodan Daahir Cumar

oo Maanta Meherkoodu ka dhacay  Degmada Dilla ee Gobolka Awdal, Waxaanay Ilahay uga Baryayaan Inuu Ku Arsaaqo Maxabo iyo Awlaad Saalax ah.