Dib U Milicso Ex Wasiir Cabdicasiis Samaale”Haddii Sharciga La Ilaalin Waayo Cidina Ciddina Noqon Mayso Madax” Doorashadii Gudoomiye Cirro Galaha Wakiilada.

Hargeisa(GNN):-Halkan ka Daawo Siyaasiga C,casiis Maxamed Samaale iyo Xasuusta Khudbadihii Taariikhda Galay ee uu ka jeediyey Doorashadii Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Sannadkii 2005.