Prof Ibraahim Meecaad Oo Si Adag Ugu Jawaabay Siyaasiyiin Arrimaha Ciidamada Qaranka Faragalin Ku Sameeyey, Hadalkii Taliyaha Ciidanka Qarankana Dhinac Kale U Jeediyey.

Hargeisa(GNN):-Prof ibraahim Maxamed Meecaad oo Kamida Aqoonyahanka Dalka oo falanqeeya arrimaha siyaasada ayaa Laf iyo Arrimo qaranka ku lidiya ku tilmaamay Siyaasiyiintaasi.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/h0Wg3tldDPw

Exit mobile version