Abwaan Xassan Dhuxul Laabsaalax Oo Khubad Rajo Galisay Kumanaan Arday U Jeediyey Xaflad Ay Maanta Ku Qalinjabiyeen.

Hargeisa(GNN):-Abwaan Xassan dhuxul laabsaalax oo kamida Da’yarta hodanka ku ah afka somaaliga iyo somaaliga ayaa maanta fagaare kala hadlay Kumanaan Arday oo maanta ka qalinjabiyey mid Kamida jaamcadaha Dalka.

Abwaanka Ayaa Ardayda u jeediyey Khudbad isugu jirta Dhiirigalin iyo Rajo Abuur da’yarta wax u baratay dalka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Khudbada Abwaanka.

https://youtu.be/IMhKjympDdQ