Wajaale(GNN)Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Wajaale Ee Gobolka Gabiley Mursal Nuux Cismaan,Ayaa Maanta Mar Uu Uwaramay Warbaahinta Waxa Soo Bandhigay Waxyaabaha Uqabsoomay Sanadkan iyo Waxa Ay Hiigsanayaan Sanadka Soo Socda.Sido kale Gudoomiye Ku Xigeenka Wajaale Ayaa Jawaab ka Bixiyay Hadalo Ka Soo yeedhay Xisbiga Waddani.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET