Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha Golaha Deeganka caasimada hargeisa ahna duqa caasimada aya maanta kulan la qaatay saraakiisha laamaha amaanka iyo gudoomiyeyaasha degmooyinka caasimada kaas oo laga soosaaray go’aamo la faray inay u hogaansanto cid kasta oo ay khusaysaa.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.
https://youtu.be/UIMKcK55Y9E