Mucjisooyinka Rabbi Buuraha Dhagax Kuure iyo Aataarta Qadiimiga ah ee Ku Duugan Muuqalo Guud.

Mucjisooyinka Rabbi Buuraha Dhagax Kuure iyo Aataarta Qadiimiga ah ee Ku Duugan Muuqalo Guud.

 

Hargeisa(GNN):-Halkan Ka Daawo Muqaalka Guud ee Buurahan Dhagax Kuure Oo dhinaca waqooyi ka xiga degmada arabsiyo qiyaastii ilaa 13km. halkaas oo ay ku yaalaan taariikho hore iyo aataar qadiimiya oo aan wali la daah-qaadin  balse lamid ah Aataarta qadiimiga ah ee degmada laasgeel oo kale. dhagax kuure oo  iyada lafteeda wakhtigan loo tago dalxiis ahaan ayaanu idiinka soo diyaarinay muuqaalkan hordhaca ah oo ibo fur u noqon doona barnaamijyo la xidhiidha goobtan muhiimka ah iyo xogaha la hayo.